Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Colaadda Tukaraq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay bulshada qeybaheeda kala duwan, waxa uuna ku baaqay in Colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq lagu bedelo Xasilooni, horumar iyo midnimo. “Aafada cusub ee dagaalka Tukaraq ee nahor taallaa waa … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Colaadda Tukaraq (Daawo Sawirada)